(Akhriso) Shiikh Shaakir oo u digay ciidamada DF ee ay tababareen Maraykanka & Turkiga

Madaxweynaha Galmudug Garabka Ahlusunna, Shiikh Maxamed Shaakir ayaa sheegay in Al-Shabaab mar kale lagu beerayo dhulkii ay horey uga saareen ee degaanada Galmudug taasoo uu sheegay ineysan aqbali doonin. Ma sheegin Shiikha cida Al-Shabaab ku beereysa degaanada ay horey uga saareen hase ahaatee dadka wax falanqeeya ayaa aminsan in hadalkaas loola jeedo dowlada Somalia. Waxaa … Continue reading (Akhriso) Shiikh Shaakir oo u digay ciidamada DF ee ay tababareen Maraykanka & Turkiga